Dowladda Somalia Oo Dib U Saxday Qaladaadki Ku Jiray Warbixintii Qaraxii Zoobe Iyo Warar Cusub Hada Sheegaya

26 total views, 1 views today

Wasaaradda Amniga Ee Dowladda Somalia Ayaa Saxday Xog Qaldan Oo Ay Baahisay 14kii Bishaan Oo La Xiriirtay Qaraxii Ay Dadka Badan Ku Dhinteen Ee Zoobe, Labo Ka Mid Ah Shaqaalaha Shirkadda Hormuud Oo Xogtii Hore Lagu Sheegay Iney Yihiin Ragga Al Shabaab U Qaabilsan Qaraxyadda Ayey Hadda Dowladdu Ka Laabatay Waxeyna Ku Sheegtay Iney Ahaayeen Ragii Gaariga TM-Ka Ahaa Damiintay.

Sidda Aad Ku Arki Kartaan Linkiga Hoose Ee Wakaaladda Wararka Qaranka Somalia Ee Sonna ,Sidoo Kalana Aad Ka Aqrisan Kartaan Warbaahinta Oo Dhan Xiligaan Waxaa Ay Wasaaradda Amnigu Tiri Sidan Hoose.

Http://Sonna.So/Archives/344107

(Sawir Malahan)- Mukhtaar Gar-Dhuub Oo Loo Yaqaanno Ceynaan Ama Fanax Waa Madaxa Amniyaadka Al-Shabaab Waa Ninkii Dajiyey Qorshaha Xasuuqii Soobe, Waxa Uu Ku Sugnaa Deegaanka Mubaarak Ee Gobolka Shabeellada Hoose Waa Lagu Daba Jiraa.

(Sawir Malahan)- Cabdiweli Cabdi-Qani Waa Madaxa Qaraxyada Gobolka Benaadir Ee Al-Shabaab, Waxa Uu Amarka Ugu Dambeeya Ka Qaataa Mukhtaar Gar-Dhuub Waa Lagu Daba Jiraa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.