Diyaarado Duqeeyay Saldhiga Ugu Weyn Kooxda Shabaab…

23 total views, 1 views today

Warar Hadda Nasoo Gaaray Ayaa Waxay Sheegayaan In Diyaarado Dagaal Oo Loo Maleynayo Iney Yihiin Kuwa Maraykanka Ay Duqeyn Xooggan U Geysteen Saldhig Al-Shabaab Ku Lahaayeen Degmada Jilib Ee Gobolka Jubada Dhexe.

Qof Ku Sugan Jilib Ayaa Sheegay In Diyaaradahan Si Lama Filaaan Ah Duqeynta Ka Bilaabeen, Waxaana Kala Carar Uu Ka Bilowday Halkaasi.

Ilo Lagu Kalsoon Yahay Waxay Sheegayaan In Saldhiggaasi Ay Ku Sugnaayeen Saraakiil Sare Oo Al-Shabaab Ah, Lama Hayo Magacooda Iyo Khasaaraha Guud Ee Halkaasi Ka Dhashay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.