DIGNIIN+Daawo Sawiro Argagax leh oo aan ka helnay Weerarka Shabaab ku qaadeyn Villa Somalia…

25 total views, 2 views today

(Warqaat.Com)- Kooxda Alshabaab ayaa weerarro isugu jira qaraxyo iyo Dagaal toos ah ku qaaday laba goobood oo laga ilaalo madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.

Qaraxyada oo ay barbar socdeen rasaas xoog leh iyo dagaal dhex maray ciidamada amniga iyo dableyda Alshabaab ayaa lagu dilay ilaa saddex dabley oo Alshabab ka tirsan, wuxuuna weerarku ahaa mid qorsheysan oo ay fashiliyeen ciidamada ilaalada madaxtooyada.