Dhageyso”Halkee ayuu ku danbeeyey wada hadaladii Kenya Uga Socday Itoobiya Iyo Ururka ONLF &S haruud lagu xiray sii deynta Qalbiga Dhagax

33 total views, 2 views today

Cabdulqaadir Xasan HIRMOOGE oo ah afhayeenka Ururka ONLF ayaa idaacada VOA U xaqiijiyey in ay bur bureen wada hadaladii u dhaxeeyey iyaga iyo itoobiya

Wuxuuna intaasi Hirmooge ku daray in sharuuda lagu xiray sii deynta qalbi dhagax ay ugu weyntahay inuu ka tanaasulo fikirka siyaasadeed ee Ururka ONLF,taasoo ah mid aan u cuntameyn ururka sida uu VOA u Sheegay Afhayeenka.

Af hayeenka ayaa ugu danbeyntii xusay in xiliayada soo aadan ay dhici doonaan kulamo kale sida lagu balamay balse kii hore aan wax natiijo ah laga gaarin