DHAGEYSO+AKHRISO:- Hay’ada Culumada Soomaaliyeed Oo War Ka Soo Saartay Khilaafka Siyaasadeed Ee Dalka

14 total views, 2 views today

Hay’ada Culumada Soomaaliyeed ayaa soo saartay bayaan ay ugu magac dartay Bayaanka Culumada Soomaaliyeed ee ku aadan khilaafka dalka,iyadoo ka digtey isticmaalka awooda aan sharciga ahayn.

Bayaankan oo ka kooban lix qodob ayaa Hay’ada Culumada Soomaaliyeed waxa ay ugu baaqday shacabka Soomaaliyeed inay ilaashadaan diintooda,dowladnimadooda iyo walaaltinimadooda.

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO BAYAANKA HAY’ADDA CULIMADA SOOMAALIYEED.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.