DHAGEYSO XOG:Maxaa jira in Qaar ka Mid ah Raggii Shalay Weeraray Villa Somalia ay Nolol ku Baxsadeen?

21 total views, 1 views today

(Warqaat.Com):--War ka soo baxay Xarakada Al-Shabaab ayay ku sheegatay in 12 askari oo ka tirsan ciidanka dowlada ay ku dishay weerarkii isugu jiray qaraxyada iyo tooska ee Shalay ka dhacay agagaarka xarunta madaxtooyada.

Al-Shabaab ayaa intaas ku dartay in iyagoo bad qaba ay goobta ka baxsadeen qaar ka mid ah raggii weerarka fuliyay sida lagu sheegay war laga sii daayay idaacadda Andalus ee ku hadasha codka kooxdan.