DHAGEYSO: Xildhibaan Xog cusub ka bixiyay sababta xilka looga qaaday Saddexdii Wasiir

18 total views, 1 views today

Senator Xuseen Maxamuud oo ka mid ah Xubnaha Aqalka sare ayaa sheegay in Xilka ka qaadista lagu sameeyay Wasiiradii Arrimaha dibadda iyo Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ay ahayd dano Shaqsiyadeed basle aysan aheyn mid danta guud e dalka iyo dadka.

Waxa uu sheegay in sababta xilalka looga qaaday aysan aheyn in ay isbedel ka sameeyaan xiisadaha Siyaasadeed ee dalka ka jira balse qorshuhu uu yahay mid Shaqiyadeed oo sabab u noqotay xilka qaadistaas.

Tallaabadan ayaa wax uu shegay in aan wax isbedel weyn oo buuran inaysan ku keni Karin khilaafyada Siyaasadeed ee waqtiagan dalka ka jirta.

Xubnaha Golaha Wasiirada iyo Bulshada Soomaaliyeed ayaa siyaabooyin kala duwan uga hadlaya Xilka qaadista lagu sameeyay Wasiirkii Arrimaha dibada Yuusuf Garaad Omar iyo Wasiirkii Arrimaha Gudaha Mr Juxa oo Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya 4-ta bishan uu xilka ka qaaday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.