DHAGEYSO:-Shacabka Galmudug oo sheegay in heshiiskii laga gaaray Khilaafkii u dhaxeeyay madaxda sare Galmudug

15 total views, 1 views today

(Warqaat.Com)–Qaar ka mid ah Shacabka ku nool magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud oo la hadlay Warqaat.Com ayaa sheegay in heshiiskii laga gaaray madaxda ugu sareysa maamulka Galmudug uu ahaa is afgarad Dowlada dhexe ay ku dooneysay inay ku fushato dano kaga xayirnaa madaxda maamul goboleedyada dalka iyo shirka maanta ka furmay magaalada Brussels ee Xarunta dalka Belgium-ka.