DHAGEYSO: Saddex Musharax oo laga reebayo doorashadda Koonfur Galbeed

963 total views, 1 views today

Saacaddihii lasoo dhaafay ayaa waxaa soo baxayay warar kala duwan oo sheegayay in Guddiga doorashadda maamulka Koonfur Galbeed Caddaadis ballaaran lagu sarayo in ay doorashadda ka reebaan Saddex Musharax oo ka mid ah Mushaxiinta xilka Madaxtinimadda.

Xubno ka tirsan Guddiga ayaa xaqiijiyay in Guddiga Caddaadis lagu saarayo in ay doorashada ka reebaan Musharaxiinta kala ah Xuseen Cismaan Xuseen talihii hore ee NISA, Aadan Saransoor iyo Sheekh Mukhtaar Roobow.

Hoos ka dhageyso warbixin ku saabsan Caddaadiska lagu haayo Guddiga doorashadda Koonfur Galbeed.