Dhageyso: Maamulka Degmada Buulo Barde Oo Kahad Lay Dad Cuduro Ugu Dhintay Degmadaasi

15 total views, 1 views today

Guddoomiyaha Degmada Buulo barde ee Gobolka Hiiraan Cabdi Daahir Karoore oo  Kahadlay Soomaaliya ayaa  faah faahin ka bixiyay dad degmada ugu dhintay Cudurka Shuban biyoodka kaasoo ka dilaacay Degmada Buulo barde.

Cabdi Daahir Karoore Guddoomiyaha Degmada Buulo barde ayaa tilmaamay in Cudurka ay u dhinteen ilaa labo ruux oo ka mid ahaa dadka degmada kuwa kalena u liitaan Cudurka.

Guddoomiyaha Degmada Buulo barde Cabdi Daahir ayaa sheegay in Cudurkaani uu ka dhashay ka dib markii uu biyo yareeyay Webiga shabeele ee mara deegaano ka tirsan Gobolada Dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.