DHAGEYSO: Guddoomiye Yariisow Oo Baaq U Diray Xildhibaanada BFS

22 total views, 1 views today

Eng C/ramaan Cumar Cismaan Yariisow guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho ayaa ugu baaqay xildhibaanada labada gole ee BFS in shacabka Soomaaliyeed ay u muujiyaan waxa ay tahay dowladnimada, islamarkaana ay soo dhexgalaan bulshadooda.

Guddoomiye Yariisow ayaa sheegay in madaxda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya looga baahan yahay in aysan ku ekaan kaliya Waddada Makka Al Mukarrama, balse ay muhiim tahay in ay gaaraan Jidadka Sodonka iyo Wadnaha ee magaalada Muqdisho .

Sidoo kalena looga baahan yahay xildhibaanada iyo xubnaha Golaha Wasiirada in ay dagaan Xaafadahaasi, si loo helo is dhaxgal bulsho iyo

 Halkan hoose ka dhageyso Codka.