Dhageyso Cabdikariin Guuleed oo ka jawaabay eed uga timid C/Wali Gaas.

72 total views, 6 views today

Madaxweynaha Puntland Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas oo maanta ka hadlayay kulanka Garoowe uga furmay madaxda maamul goboleedyada ayaa soo hadal qaaday colaadi Gaalkacyo wuxuna ku eedeeyay maamulki hore ee Galmudug.

Waxaa xarunta dhexe ee KNN la soo xiriiray madaxweynihii hore ee galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo kahadlay eeda uga timid Cabdiwali Gaas.