DHAGEYSO:-Barakac xoog leh oo ka socda Tuulooyin ka tirsan degmada Cadale.

8 total views, 1 views today

(Warqaat.Com)– Boqolaal qoysas xoolo dhaqato ah ayaa ka Barakacaya Tuulooyinka Guulane iyo Kaa-dheeri oo ka tirsan degmada Cadale ee gobalka Shabeelaha dhexe kadib markii ay soo weerarayn dagaalamayaasha Al-shabaab oo mudooyinkii ugu dambeeyay kula dagaalamayay degmadaasi.

Qof ka mid ah dadka deegaanka ayaa Warqaat.Com  u sheegay in laba jeer ay Al-Shabaab iyo dadka deegaanka ay ku dagaalamayn Tuulooyinkaas markii dambane ay Al-shabaab qabsadeen goobihii lagu dagaalamay waxayna halkaasi ka qaateyn xoolo halka dad badana ay ku ciqaabayaan.