DFS Oo Hal Arin Darteed Weerar Ugu Qaadi La Al-Shabaab

19 total views, 1 views today

Xog Ay Si Hoose U Heshay Warqaat.Com Ayaa Waxay Sheegeysaa In Dowladda Soomaaliya Ay Hal Arrin Darteed Illaa Iyo Hadda Uq Aadi La Dahay Dagaallada Ka Dhanka Ah Maleeshiyada Al-Shabaab.

Xogta Ayaa Tilmaameysa In Dfs Uu Culeys Badan Ka Heysto Dhanka Dowladda Maraykanka, Waxaana Loo Sheegay Ineysan Qaadi Karin Dagaallada Ka Dhanka Ah Al-Shabaab Illaa Iyo Ammar Dambe.

Xogta Ayaa Intaasi Ku Dareysa In Sababta Ugu Weyn Ay Tahay In Dowladda Maraykanka Sheegeyso Haddii Hadalkeeda La Daba Maro Iney Ka Laabaneyso Saacidaada Ciidamada Dfs Ee Howlgallada Qaadi Doona.

Maraykanka Ayaa Laga Doonayaa Inuu Ciidamada Dfs Ka Saacido Arrimo La Xiriira Sida Naloo Sheegay Dagaalka Dhanka Cirka Iyo Dhulka, Sidoo Kalena U Keeno Diyaarado Dagaal.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.