Degmada Hodan Oo Guddomiye Cusub Loomagacaabay….

13 total views, 1 views today

(Warqaat.com)-–Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Eng,Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow Ayaa Guddoomiye Cusub U Magacaabey Degmada Hodan Ee Gobolka Banaadir.

Wareegto Ka Soo Baxday Xafiiska Guddoomiye Yariisow Ayaa Waxaa Gudoomiyaha Degmada Hodan Loogu Magacaabay C/Xakiin C/Raxmaan Ciise Dhagajuun Kaas Oo La Filayo In Uu Dhawaan Xilka La Wareego.

Guddoomiyaha Degmada Hodan Ayaa Waxaa Horay U Ahaa Maxamed Axmed Cantoobo,Balse Laga Qaaday,Ka Dib Markii Loo Magacaabay Agaasimaha Arrimaha Bulshada Ee Maamulka Gobolka Banaadir.