DEG DEG:(DAAWO)Madaxweyne C/weli Gaas oo wadnaha farta ku haya & Xildhibaanada Puntland oo Mooshinkii ugu cuslaa Tukaraq….

?????

22 total views, 2 views today

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka dowladda Puntland ayaa qorshaynaya abaabul xoogan oo ay ku yeelanayaan kulan aan caadi ahayn kaas oo ay uga hadlayaan xaaladda guud ee Puntland gaar ahaan xaalada deegaanka Tukaraq islamarkaasna ay ugu yeerayaan madaxweynaha Puntland, madaxweyne ku-xigeenka iyo gollihiisa wasiirada.

Xilibaaan Cabdirisaaq Jaamac Cabdi oo kamid ah Baarlamaanka Puntland ayaa kaga hadlay qorshaha Baarlamaanka oo uu sheegay inuu salka ku hayo rabitaanka shacabka Puntland iyo sidii deegaamada maqan xukuumaddu ku soo celin lahayd isla mar ahaantana ay xilalka ka qaadi doonaan madaxda hadii ay gudan waayaan waajibaadkooda.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA