DEG DEG: Rasaas Laba Dhinac Ah Oo Caawo Laga Maqlaayo Qeybo Kamida Ah Magaalada Muqdisho…

17 total views, 1 views today

Wararka Aan Heleeno Ayaa Sheegaya In Caawo Lasoo Weeraray Ceedan Fariisin Kulahaa Inta Udhaxeysa Baar Ubax Iyo Black Sea.

Goob Jooga Yaal Ayaa Usheegay Wakaalada Warqaat.Com In Marqura Lala Kulmay Xabad Balse Kuwii Wax Soo Weeraray Ay Gaari Wateen Isla Markiina Kusii Carareen . Khasaaraha Kadhacay Ilaahatan Lama Oga.

LASOCO WIXII KASOO KORDHA

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.