DEG DEG: Qarax ka dhacay Muqdisho iyo rasaas socota

14 total views, 3 views today

(Warqaat.cm)—Dagaal toos ah ayaa ka socda Agagaarka Madaxtooyadda  Soomaaliya , waxaana sidoo kale la maqlayaa 2 qarax  Oo xooggan, wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan In dabley hubeysan ay weerareen goob ay ku sugnaayeen Ciidamo ka tirsan dowladda gaar ahaan kuwo loo yaqaano Koofigaduuda.

Qarax ayaa sidoo kale laga maqlay Isgoyska Ceelgaabta ee Muqdisho.

Wixii kusoo kordha kala soco warqaat.com