DEG DEG: Qarax ka dhacay Muqdisho

32 total views, 1 views today

Qarax ayaa goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Dayniile, Agagaarka Wasaarada Difaaca Soomaaliya sidda ay xaqiijiyeen goobjoogayaal.

Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in Qaraxa uu ahaa mid loo adeegsaday gaari,Halka warar kalena ay sheegayaan in uu ahaa Qarax Miino.

Si rasmi ah looma xaqiijin karo goobta Qaraxa lala beegsaday.

Wixii kusoo kordha kala soco Warqaat.Com