DEG DEG:-Qarax Goordhow Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

18 total views, 4 views today

Qaraxaan oo jugtiisa laga maqlay degmooyin ka mid ah gobolka Banaadir ayaan ilaa iyo hadda la’ogeyn waxa uu yahay balse uurada qaarxa ayaa laga arkay circa.

Warar aan helnay ayaa waxa ay sheegayaan in qaraxa uu ka dhacay Wadada mashquulka badan ee Maka Almukarama gaar ahaan meel ku dhow 88 (Oto oto) halkaas oo ay fariisin ku leeyihiin ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya.

Faah faahinta Warkaan kala socda warqaat.com