DEG-DEG:- Qarax Ay Ku Dhinteen Wasiiro Iyo Xildhibaano Oo Ka Dhacay Gobalka Sh/Hoose

19 total views, 1 views today

Wararka Aanu Ka Helayno Gobalka Sh/Hoose Aya Sheegaya In Qarax Miino Oo Ka Dhacay Duleedka Degmada Afgooye In Ay Ku Dhinteen Xioldhibaano Iyo Wasiiro Ka Kala Tirsan Hirshabelle Iyo Maaulka Konfur Galbeed Soomaaliya.

Qarax Miino Oo Dhulka Ku Aasnaa Ayaa La Sheegay In Uu Haleelay Gaari Ay La Socdeen Wasiir Dowlaha Amniga Kofur Galbeed Xildhibaano Iyo Iyo Ilaalidii La Socday.

Allaha U Naxariistee Cabduqaadir Cabdiraxmaan  {BAAF}  Oo Ahaa Wasiiru Dowlihii Amaanka Koofur Galbeed Iyo Xildhibaan Axmed Cabdi Faarax Oo Ka Tirsanaa Baarlamaanka Hirshabeele Waxaa Kale Oo Geeriyooday Askartii Masuuliyiinta.

Xildhibanadaan Iyo Wasiirada Geeriyooday Ayaa Dalsan Goobjoogayaal Waxa Ay U Xaqeejiyeen In Ay Ku Jireen Socdaal Dhulka Ah Qarax Miinana Uu Ku Haleelay Meel Ku Dhow Garoonka Bali Doogl;E Ee Gobalka Sh/Hoose.