DEG-DEG: Muuse Biixi oo xabsiga u taxaabay saraakiil katirsan dowladda federalka Somaliya oo Hargeysa lagu qabtay….

?????

23 total views, 1 views today

Maamulka Snm ayaa xabsiga u taxaabay saddex nin oo la shaqaynaya taliyaha socdaal iyo jinsiyadaha Somalia oo madaxwaynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo oo wakiil uga ah gobolada Waqooyi ee maamulka Somaliland

Ciidanka booliska maamulka snm ayaa xabsiga dhigay saddex nin oo Hargeysa kala shaqaynaayay masuulkan Farmaajo usoo magacaabay laanta socdaalka Iyo jinsiyadaha Somaliya oo lagu magacaabo Cismaan Sheekh Maxamed Isxaaq waxayna ninkaan isku juffo hoose yihiin hogaamiyaha maamulka Somalind Muuse Biixi.

Seddaxdaan nin ee Hargeysa ku xiran ayaa waxaa ka mid ah Khadar Xuseen Axmed oo madax ka ahaa xafiiska Sky Travel Agency oo ku yaalaa bartamaha suuqa Hargeysa.