DEG DEG:-Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Oo Goordhow Xukun Ridday

15 total views, 1 views today

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa goordhow waxa ay xukun ku riday Sarkaalkii ka dambeeyay dilka abaanduulihii ciidanka Badda Soomaaliya Allaha u Naxariistee General Siciid Aadan Dheere (Siciid Mariine) 

Dilkaan ayaa Gudaha dekada Muqdisho waxa uu ka dhacay 18 Bishii la soo dhaafay ee  January ee Sanadkan,waxaana sida la sheegay geystay Sarkaal ka tirsanaa ciidamada Badda oo lagu Magacaabo Cabdi Naasir Xoosh Maxamed kaas oo Maanta lagu xukumay dil toogasho.

Goordhow la socda Codka Xukunka.