DEG DEG: Madaxweyne Farmaajo oo xilka ka qaaday Guddoomiye Taabid Iyo Cida Loomagacaabay…

19 total views, 1 views today

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa digreeto goor dhow uu soo saaray waxaa uu xilkii uga qaaday Guddoomiyihii Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed.

Madaxweynaha ayaa u magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) oo ahaa Wasiirka Warfaafinta.

Xilka qaadista ayaa ka dambeysay saacado kaddib, markii xalay Golayaasha degmooyinka Gobolka Banaadir ay ku dhawaaqeen inay u doorteen Taabid Guddoomiyaha Gobolka Banaadir labada sano ee soo socota.

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.