DEG DEG:-Duqa Muqdisho Oo Shaqadii Ka Joojiyey Shaqaale Cabirayey Dhul Wado Ah

20 total views, 1 views today

Eng,Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa Goordhow Shaqadii ka joojiyay Shaqaalo Cabirayay Dhul Wado ah.

Dhulkan ayaa ku yaalla Xaafada Xoosh ee degmada Dharkenleey Gobolkan Banaadir,waxana Maamulka gobolka Banaadir uu sheegay in la doonayay in laga dhigo deeagan sidaas daraadeedna uu u joojiyay.

Goordhow ka la socda faah faahinta Warkaan Warqaat.com