DEG DEG: Dagaal Culus Oo Ka Socda Duleedka Jowhar iyo Beesha Abgaal Oo Isku Leysay….

?????

19 total views, 2 views today

Wararka inaga soo gaaraya Duleedka Magaalada Jowhar Ee Caasimada HirShabelle ayaa sheegaya in halkaasi uu dagaal ka dhacay geystay Khasaaro iskugu jira Dhimasho iyo dhaawac.

Dagaalkaasi ayaa ka dhashay Dhul beereed la isku qabtay waxaana Maleeshiyo Beeleed Deegaanka Buula Feermo deggan ay dagaalameen.

Beesha Abgaal Jufo ka mid ah ayaana la sheegay in dagaalka uu dhexmaray,hal qof ayaa dhintay Hal kale ayaana ku dhaawacmay sida xogta lagu Ogaaday.

NAGA FILO FAAH FAAHIN INTAAN KA BADAN INSHA ALLAAH

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.