DEG DEG: Ciidamada Xasilinta Oo Muqdisho Ku Qabtay Afar Nin Iyo Hubkii Ay Wateyn…

23 total views, 2 views today

Ciidamada Xasilinta Ee Magaalada Muqdisho Ayaa Gacanta Ku Dhigay Afar Qof Oo Hubeysan,Kuwaas Oo Sheegay In Ay Ka Tirsanyihiin Milatariga Soomaaliya.

Afarta Qof Ee La Qabtay Ayaa Sheegay In Ay Ka Midyihiin Milatariga Soomaaliya,Waxaana Xilliga La Qabanayay Ay Wateen Dharka Rayidka.

Howlgalka Ayaa Ka Dhacay Xaafadda Seybiyaano Ee Degmada Hodon Magaalada Muqdisho,Waxaana La Xaqiijiyay In Ciidamad Xasilinta Ay Afarta Nin Ka Qaateen Afar Qori Oo Nooca Kuuriyaanka Loo Yaqaanna Watay.

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.