Daawo:Saameynta wadooyinka Muqdisho ku yeeshay roobabkii xooga badnaa ka da’ay

298 total views, 1 views today

Saqdii dhexe ee xalay roob xooggan oo ka bilowday Magaalada Muqdisho ayaa soo gaaray illaa saaka aroortii, iyadoo roobkaasi uu saameyn ku yeeshay Magaalada Muqdisho.

Xeryaha ay degan yihiin dadka Barakacayaasha ayaa lagu soo waramayaa in saameynta ugu badan uu ku yeeshay roobkii xalay ka da’ay Magaalada Muqdisho, iyadoo ay jiraan meelaha qaar dad waxyeelo soo gaartay.