(Daawo Video): xisbiyada ay aqoon sadeen Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka…

26 total views, 2 views today

Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa bilaabay diiwaan gelinta xisbiyada siyaasadeed ee dalka Somalia.

Guddiga ayaa soo bandhigay magacyada iyo astaanta xisbiyada uu illaa hadda diiwaan geliyey, wuxuuna ka codsaday haddii ay jiraan ururo iyo heyadda horey loogu diiwaan geliyey astaamahan iyo magacyadan iney guddiga la soo xiriiraan.

Hoos ka daawo Muuqaal faahfaahsan oo arrintaas la xiriira:-

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.