DAAWO SAWIRRO:Shir Deg Deg Oo Xasaasi Xiligaan Xisbiga Ugu Saameynta Badnaa Doorashada Somaliland Looga Guuleystay Kuleh

18 total views, 1 views today

Murashaxii Laga Guulaystay Ee Xisbiga Waddani Cabdiraxman Cirro Ayaa Ku Shir Deg Deg Ah Masuuliyiintiisa Iskugu Yeedhay Waxaana Shirkaasi Safka Hore Kaga Jira Xirsi Iyo Jirde Oo Deegaanadoodii Lagaga Adkaaday.

 Xisbiga Waddani Waxa Uu Go’aamiyey Inay Ka Fiirsanayaan Natiijadii Komishanka Doorashooyinka Waxaana Ay Cadeeyeen Inaanay Ka Qayb Galin Madashii Lagaga Dhawaaqay.

 Madaxweynaha Cusub Ee La Doortay Mudane Muuse Biixi Cabdi Ayaa Dhankiisa Ugu Baaqay Cirro Iyo Faysal Inay La Shaqeeyeen Oo Qaranka Loo Wada Shaqeeyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.