DAAWO SAWIRRO: Wasiir Beyle oo Barnaamij cusub kaga yaabsaday Wasiirada dhigiisa ah ku soo bandhigay Muqdisho

24 total views, 1 views today

Waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu qabtay Munaasabad lagu soo bandhigaayo Waxqabadka Wasaaradda Maaliyadda dowladda Soomaaliya.

Munaasabaddan ayaa waxaa ka qeyb galaya Mas’uuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda , Wasiiro kale oo ka socda Xukuumadda iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

Wasaaradda Maaliyadda ayaa bilihii lasoo dhaafay ku tilaabsaday horumaro kala duwan, waxaana Wasiirka Maaliyadda lagu Ammaanay in uu habeeyay Nidaamka Maaliyadda dalka.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in horumaro la taaban karo bilihii ugu danbeeyay ay Wasaaradda ku tallaabsatay,taasi oo soo jiiday indhaha Beesha caalamka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.