Daawo Sawirro:-Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Oo Sheegay In Ay Dileen Saraakiil Al-Shabaab Katir Sanaa…

17 total views, 1 views today

Howl Galadaasi Ayaa Ka Dhacay Saldhig Al-Shabaab Ay Ku Lahaayeen Degmada Saakow Ee Gobolka Jubadda Dhexe, Halkaas Oo Lagu Dilay Ilaa 30 Ka Tirsan Maleeshiyada Al-Shabaab.

Waxaa Loo Maleynayaa In Howl-Galadaasi Lagu Dilay Horjoogayaal Uu Ku Jiro Hoggaamiyaha Al-Shabaab Ee Gobolada Koofureed Sida Uu Idaacada Codka Ciidamada Qalabka Sida U Sheegay Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Oo Magaciisa Ka Gaabsaday In La Xuso.

Sidoo Kale Waxaa La Sheegayaa In Howl Galada Lagu Dilay U Qeybsanihii Maleeshiyada Al-Shabaab Ee Dhinaca Howl-Galinta.

Muuqaalada Hoose Waa Qeyb Ka Mid Ah Meydadkii Maleeshiyaadka Al-Shabaab Ee Goobta Loogu Tegay, Waxayna Muujineysaa Heerka Qasaaraha Dagaalkaasi Uu Gaaray.