Daawo Sawirro:-Munaasabad Lagu Mideynayo Baarlamaanada Galmudug Iyo Ahlusunna Oo Ka Socota Dhuusamareeb

21 total views, 1 views today

Magaalada Dhuusamareen Ee Xarunta Maamulka Galmudug Waxaa Haatan Ka Socota Munaasabada Wajiga Labaad Ee Heshiiskii Galmudug Iyo Ahlusunna Isla Markaana La’isugu Darrayo Labada Baarlamanka Ayaa Ka Socota Magaalada Dhuusamareeb.

Musaabadda Ayaa Waxaa Ka Qeyb Galaya Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Madaxa Xukuumadda Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan Qaar Ka Mid Ah Golaha Wasiirada Maamulkaas Iyo Masuuliyiin Kale

Madaxweyne Xaaf Iyo Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Iyo Masuuliyiinta Kale Ayaa La Filayaa In Ay Munaasada Khudbada Ka Jeediyaan.