DAAWO SAWIRRO: MD Soomaaliya Maxamed C/Llaahi Farmaajo “DF Waxaa Ka Go’an Dhismaha Ciidan Qaran Oo Ku Filan In Ay La Wareegaan Amniga.”

31 total views, 1 views today

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/Llaahi Farmaajo Oo Khudbad Ka Jeediyay Furitaanka Wejiga Labaad Ee Shirkii London Ayaa Sheegay In Dowladda Federaalka Soomaaliya Ay Go’an Tahay Dhismaha Ciidan Qaran Oo Tiro Iyo Tayo Ahaanba Ku Filan Iney Amniga Kala Wareegaan Ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika Ee Soomaaliya (Amisom).

Mudane Maxamed C/Llaahi Farmaajo Ayaa Sheegay In Shacabka Soomaaliyeed Ay U Mideysan Yihiin La Dagaalanka Al-Shabaab,Isagoona Beesha Caalamka Ugu Baaqay Iney Doorkooda Ka Soo Muuqdaan.

Sidookale Nah Usheegay In Looga Baahan Yahay Isgarab Taag Dhab Ah Oo Kusaleey San Cirib Tirka Iyo Ladaagaalanka Urura Xag Jirka Ah.

Wejiga Labaad Ee Shirkii Lodon Oo Maanta Ka Furmay Muqdisho Ayaa Waxaa Ka Qeyb Galaya Madaxda Qaranka, Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada, Xubno Ka Tirsan Golaha Wasiirrada Ee Xukuumadda Federaalka, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Safiirrada Dalalka Shisheeye Iyo Wakiillada Beesha Caalamka.

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.