DAAWO SAWIRRO: Jawaari Oo Hal Arin Oo Muhiim Ah La Wadaagay Xildibaano Ka Tirsan BL Puntland

23 total views, 2 views today

Gudiyada Joogtada Ah Ee Golaha Shacabka Soomaaliya Ayaa Kulan La Qaatay Xildhibaanno Ka Tirsan Golaha Wakiilada Dowlad Gobolleedka Puntland,Kaasoo Ka Dhacay Magaalaa Muqdisho.

Waxaana Kulanka Maanta Shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari,Iyadoo Diirada Lagu Saaray Sidii Wada Shaqeyn U Dhexmari Lahayd Guddiga Joogtada A Ee Golaha Shacabka Iyo Kan Maamul Gobolleedka Puntland.

Guddoomiye Jawaari Oo Ka Hadlay Kulanka Ayaa Sheegay Iney Muhiim Tahay Iney Iska War Hayaan Xildhibaanada Golaha Shacabka Iyo Waliba Kuwa Maamul Goboleedyada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.