DAAWO SAWIRRO: Ciidamada DF oo helay min hal Ari 8-february darted…

30 total views, 1 views today

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Ayaa Baajiyay Xaflado Lacag Fara Badan Ku Baxa Oo Loogu Dabaal Degayo 8-February Oo Ah Maalin Ku Weyn Qalbiga Ummadda Soomaaliyeed Markaasi Oo Madaxweynaha Hadda Talada Haya Uu Ku Guuleysto Madaxtinimada Dalka.

Madaxweyne Farmaajo Ayaa Amray In Badalkii Xafladda Shacabka Loogu Adeego Si Bilaash Ah Waliba Iney Helaan Adeegyo Muhiim U Ah Noloshooda Sida Baaritaan Caafimaad Oo Lacag La’aan Ah.

Sidoo Kale,Ciidamada Dowladda Soomaaliya Ayaa Laga Safay Xoolo Nool Oo Ah Mid Ah Hal Ari.

Dhamaan Xerooyinka Ay Ku Jiraan Ciidamada Dowladda Ayaa La Geeyay Gaadiidka Waa Weyn Oo Lagu Sido Xoolo Nool Ah Kuwaasi Oo Askarta Loo Qeybiyay.