Daawo qaabka loo dilay madaxweynihii hore Ee Yeman waana muqaal Argagax leh digniin hadaa awoodin hadaawan

26 total views, 1 views today

Shabakada Wararka Warqaat.Com Ayaa Goor Dhow Heshay Muqaal Muujinaayo In Ladilay Madaxweynihii Hore Ee Dalka Yeman Cali Cabdalla Saalax Oo Sanado Badan Dalkaas Ka Ariminaaye.

Warbaahinta Kooxda Xuutiyiinta Dalka Yemen Ayaa Goor-Dhaw Baahiyay In La Dilay Madaxweynihii Hore Ee Dalka Yemen Cali Cabdalla Saalax.

Idaacad Ay Maamulaan Kooxda Xuutiyiinta Yemen Ayaa Waxaa Ka Hadlay Wasiirka Arimaha Gudaha Ee Xuutiyiinta Waxa Uuna Sheegay In La Dilay Madaxweyne Cali Cabdalla Saalax.

Telefishinka Al-Jazeera Ayaa Baahiyay Geerida Madaxweyne Cali Cabdalla Saalax, Ma Jirto Ilo Ka Madaxbanaan Xuutiyiinta Oo Warkaan Xaqiijin Kara.

Muqaalkan Ayaa Ah Mid Aad U Argagax Badan Waxaana Aqristayaasha Oga Digeynaa In Ay Daawan Caruurta Yar Yar Iyo Dadka Jilicsan Madaama Aad U Argagax Badanyahay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.