DAAWO: Diyaaradii Uu Raacay R/W Kheyre Oo Buuq Ka Dhex Dhacay iyo Dhalinyaro Mar Keliya Bilaabay…

14 total views, 1 views today

Xukuumada Soomaaliya ayaa dedaal badan ku bixisey Barnaamijkeeda Igu Sawir oo Dad badan ay markii hore ku mucaaadeen Fanaanka Ilkacase Qeys.

R.wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta raacay Diyaarad Rakaab Ah isagoo kusii jeeday dhinaca Waddanka Swizarland oo mar keliya Diyaarada saxmad isku badeshay.

Waxaa la sheegay in dhalinyaro badan ay Sawiro la gelis bilaabeen R/wasaaraha markii uu soo fuulay Diyaarada Jubba Airweys oo wafdiga raaceen.

Wafdi Wasiiro ah ayaa qeyb ka ahaa Xubnaha Raacay Xasan Kheyre Kaftan iyo sheeko ayaana ka dhashay gudaha Diyaaradaasi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.