Ciidamada Ilaalada Madaxweynaha DF Soomaaliya Oo Gaaray Garowe

29 total views, 2 views today

Waxaa Magaalada Garowe Ka Socota Qabqaabada Soo Dhoweyntii Ugu Danbeysay Ee Soo Dhoweynta Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/Llaahi Farmaajo.

Wafdiga Madaxweynaha Ayaa Magaalada Berri Ah Ee Axadda 7-Da Janaayo 2018 Ku Wajahan Xarunta Maamulka Puntland Ee Magaalada Garowe, Halkaasoo Mashaariic Uu Xariga Ka Jari Doono Sida Garoonka Garowe Oo Si Casri Ah Loo Dhisay.

Ciidamada Ilaalada Madaxweynaha Ayaa Gaaray Saaka Magaalada Garowe, Waxaana Si Weyn Loo Adkeeyay Xaaladda Ammaanka Magaalada Oo Ay Hore U Joogeen Wafdi Hordhac U Ah Madaxweynaha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.