DHAGAYSO WARARKA

DHAGEYSO:-Maamulka Gobolka Baay Oo Digniin Ka Saaray Qalalaaso Ka Dhaca Magalada Baydhabo

1,712 total views, no views today

1,712 total views, no views today Maamulka gobolka Baay ee Koonfur Galbeed ayaa faah faahin ka bixiyay xaalada Magalada Baydhabo iyo diyaar garoowga loogu jiro doorashada la filayo in 5 Bisha soo socota ee Decembar ay […]

DHAGAYSO WARARKA

DHAGEYSO: Khilaafka Guddoonka iyo Xildhibaanada qaar oo hakiyay Kulamadii Baarlamaanka

1,715 total views, no views today

1,715 total views, no views today Khilafka u dhaxeaya Gudoonka golaha Shacabka iyo xildhibaano kamid ah golaha shacabka ayaa hakiyay dhammaan Shaqooyinkii muhiiimka ahaa ee laga rabay in ay u qabtaan Bulshadda Soomaaliyeed. Khilaaf ayaa sidoo […]

DHAGAYSO WARARKA

DHAGEYSO: Camey oo weerar Afka ah ku qaaday Golaha Iskaashiga Dowlad goboleedyadda

1,651 total views, no views today

1,651 total views, no views today Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa Golaha Iskaasgiga maamul goboleedyadda ku eedeeyay in aysan doonin in Soomaaliya ay noqoto mid ,islamarkaana ay si weyn uga soo […]

DHAGAYSO WARARKA

DHAGEYSO+SAWIRRO: RW Khayre Oo Xalay Kormeer Ku Sameeyey Qeybo Kamid Ah Muqdisho

1,113 total views, no views today

1,113 total views, no views today Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa xalay kormeer ku sameeyey Waddooyinka maamulka Gobolka Banaadir uu ka wado Howlaha Nadafadeed,isagoo qaybo ka mid ah Magaaladda kulamo xog wareysi ah kula soo […]

DHAGAYSO WARARKA

DHAGEYSO: Jaamacadda Carabta oo qabaneysa shir looga hadlaayo Arrimaha Soomaaliya

1,112 total views, no views today

1,112 total views, no views today Ururka Jaamacadda Carabta ayaa lagu waddaa in uu qabto Shir looga hadlaayo Xaaladda Soomaaliya,kaasoo diiradda lagu saarayo Xaaladda Soomaaliya iyo sidii loo taageeri lahaa Soomaaliya oo kasoo kabaneysa dagaallo Sokeeye. […]

DHAGAYSO WARARKA

DHAGEYSO: Dhalinyaro laga hor istaagay qeybgalka soo dhaweyntii Madaxweyne Farmaajo

486 total views, 1 views today

486 total views, 1 views today Xilli xalay Magaalada Nairobi lagu qabtay Xaflad lagu soo dhaweynaayay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qaar ka mid ah dhalinyaradii Soomaaliyeed ee lagu casuumay Xafladdaasi, waxaa loo diiday in ay […]

DHAGAYSO WARARKA

DHAGEYSO: Wararkii ugu dambeeyay Qarax Khasaare geystay oo Muqdisho ka dhacay

345 total views, no views today

345 total views, no views today Waxaa faah faahin dheeraad ah laga helayaa Qarax khasaare geystay oo duhurnimadii maanta ka dhacay Isgoyska Kaawo-godey ee Degmada Wadajir, sida ay inoo sheegeen saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska. Qaraxan […]