ARIMAHA BULSHADA

Heesaa Kirishtaan Ah Oo Qaadatay Diinta Islaamka

3,714 total views, 1 views today

3,714 total views, 1 views today (Warqaat.com)—Heesaa Sinead O’Connor ayaa sheegtay inay isaga baxday Kirishtaanka, gaar ahaan Katoolik (Catholic). Qoraal Ay Twitter-keeda soo dhigtay ayey ku shaacisay inay Muslimad tahay, isla markaana magaceedii hore iska bedeshay, lana […]

ARIMAHA BULSHADA

Dowladda Somalia Oo Ku Dhawaaqday Taageero Ay Siineyso Sacuudiga(War-Saxaafadeed)

76 total views, 5 views today

76 total views, 5 views today (Warqaat.com)—Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Waxa Ay Markale Ku Celinaysaa Mowqifkeeda Sugan Ee Taageeraya Degganaanshaha Iyo Qarannimada Dalalka Carabta, Waxayna Ku Dhawaaqeysaa Garab Istaaggeeda Dhammeystiran Ee Dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya Ee Aanu […]

ARIMAHA BULSHADA

SAWIRRO, 83 JIR GUURSADAY 75 JIR

79 total views, 1 views today

79 total views, 1 views today (Warqaat.com)—Waxaa ay ahayd Riyo u rumoway Apollo Kinga iyo xaaskiisa  Joyce Njoki, kaddib 58 Sano oo ay wada noolaayeen,hadda ayey go’aansadeen in ay Xaflad aroos ah dhigtaan. Joyce Njoki oo cabitaan siineysa Odaygeeda. […]

ARIMAHA BULSHADA

FARIIN JACAYL: Mararka qaar waxaan dayacaa inaan kuu sheego sida aad xageyga muhiim uga tahay.

179 total views, 5 views today

179 total views, 5 views today Farxadda qaarkeed waxaa lagu cabiraa aamusnaan, halka dhoolacadeyntuna ay siddo micno ka badan ereyada. Waxaa ley weydiiyey inaan jewi farxad ku jiro markaad nolosheyda ka mid tahay,waxaana ku jawaabaa dhoolacadeyn. * […]

ARIMAHA BULSHADA

Fariimo Kooban Oo Jaceyl Ah

242 total views, 8 views today

242 total views, 8 views today Aqriste la soco qeybta SMS LOVE ama fariimaha Jaceylka Maalmaha Soo Socda iyo  si aqristayaasheena ka nasanaya shaqooyinka ugu baashaalaan isla markaana lamaanayaashooda ugu hibeeyaan . Qeybta Koowaad Marka la gaaro […]

ARIMAHA BULSHADA

SAWIRO: Gabar 18-sano jir oo loo xiray Muuqaalo ay soo dhigtay Barta Instagram-ka iyo Caro ka dhalatay…

57 total views, no views today

57 total views, no views today Gabar 18-sano jir ah oo u dhalatay dalka Iiraan caana ka noqotay baraha bulshada gaar ahaan barta Instagram ayaa la xiray, kadib markii ay bartaasi ku baahisay muuqaalo ay dhibsadeen […]

ARIMAHA BULSHADA

Sawirro:-Gabadha Madaxweyne Uhuru Kenyatta Oo Astaan Jacayl Jirkeeda Ku Asteysay

61 total views, 2 views today

61 total views, 2 views today (Warqaat.com)—Ngina Uhuru Kenyatta Ayaa La Ogaaday Inay Ku Dhex Jirto Badda Jacaylka, Waxaana Loo Sheegay Inaysan La Baqanin Inay Dareenkeeda Soo Bandhigto. Waxay Gacanteeda Midig Ku Xaradhay Tattoo O Ay Ku […]