Cabdiraxmaan Cabdishakuur Muxuu Kadhahay Xariga Guduumiyaha Iyo Xoghayaha Xisbigiisa

19 total views, 1 views today

Kadib Maanta Markii Ayciidanka Nabadsugida Ah Ee Nisa Xireen Labo Kamida Ah Xisbiga Wadajir Ee Uu As Aasay Cabdiraxmaan Cabdishakuur  Ayaa Waxa Uu Bartiida Facebook Kusoo Qoray.

“Waxaa Goordhow Ciidanka Nabadsugida Ee Nisa Xarig Sharci Daro Ah U Geysteen Gudoomiyaha Xisbiga Wadajir Mudane Kamaal Guutaale Iyo Xoghayaha Xisbiga Mudane Sayid Cali Macalin Cabdulle. Ciidanka Xariga Gaystay Waa Kuwii Soo Weeraray Xarunta Xisbiga 17 December. Waa Ayaan Daro In Sharcigii Iyo Dawladnimadii Ay Jabhadayn Isku Bedeshay”.