
40 total views, 1 views today
Taliyaha Cusub Ee AMISOM Beesigye Owoyesigire Ayaa Sheegay In Xoojin Doonaan Dagaalka Ka Dhanka Ah Xarakadda Al Shabaab.
Mr Beesigye Taliyaha Cusub Ee AMISOM Ayaa Wacad Ku Maray In Al Shabaab Ay Kala Wareegi Doonaan Deegaanada Iyo Ddgmooyinka Weli Ku Gacantooda.
Sidoo Kale Taliyaha Ayaa Hoosta Ka Xariiqay Ay Juhdi Iyo Dadaal Badan Ay Ku Bixin Doonan, Sidii Ciidamada Xoogda Soomaaliyeed Ay AMISOM Ugala Wareegi Lahaayeen Ammanka Dalka.
Taliyaha Cusub Ee Ciidanka AMISOM Ayaa Sheegay In Uu Qibrad 39 Sano Ah Uu U Leeyahay Arrimaha Militeriga, Islamarkaana Xusay In Uu Wax Weyn Ka Qaban Doono Ammanka Soomaaliya.
Shalayayey Ahayd Markii Munaasabad Ay Xilalka Kula Kala Wareegayeen Taliyihii Hore Ee AMISOM General Osmaan Nor Subagle Iyo Taliyaha Cusub Ee AMISOM Oo Lagu Qabtay Magaaladda Muqdihso.