Alberto Moreno Oo Hal Arin Ka Baryay Saaxiibkiis Philippe Coutinho…

18 total views, 2 views today

Cayaaryahan Alberto Moreno Dib Ayuu Usoo Ceshtay Booskiisa Kowaad Kooxda Liverpool Sidoo Kalena Daafacan Garabka Bidix Dhawaan Xulka Spain Ayaa Loogu Yeeray.

Hadaba Moreno Ma Doonayo In Kooxdiisa Liverpool Xidigaha Muhiimka Ah Lumiso Sidaa Darteed Saaxiibkiis Philippe Coutinho Hal Arin Ayuu Ka Baryay.

Moreno Iyo Coutinho Waa Saaxiibo Is Fahansan Sidaa Darteed Daafacan Wuxuu Xidiga Reer Brazil Ka Baryay Inuusan Barcelona Aadan Iska Diido Naadi Reer Spain Oo Aan Weli Ka Quusanin Helitaana Coutinho.

Moreno The Guardian Wuxuu Yiri “Waxaan Ku Dhahay Walaal (Coutinho) Waan Ku Baryaa Barcelona Ha Aadin”

“Hadii Aniga Go’aanka Gacanta Iigu Jiri Lahaa Philippe Coutinho Marnaba Barcelona Masoo Haweesan Laheyn”

“Waxaan Ka Rajeynaa Inuu Siweyn Inuu Caawin Doono Sanado Badan Madaama Macalin Klopp Liverpool Ka Hawado Hawl Mustaqbal Wacan Leh”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.