Al Shabaab Oo Weerar Madaafiic Ah La Beegsaday Saldhig AMISOM Ay Ku Leeyihiin Sh/Hoose

15 total views, 1 views today

Dagaalamayaal Ka Tirsan Al Shabaab Ayaa Lagu Soo Waramayaa In Weerar Madaafic Loo Adeegsaday Ay Ka Fuliyeen Deegaano Ka Tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose.

Weerarka Oo Loo Adeegsaday Hoobiyayaal Ayaa Waxaa Uu Ka Dhacay Degaanada NO. 60 Iyo Golweyn Ee Ka Tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose

Al Shabaab Ayaa Bartilmaameedsaday Saldhig Ciimadama AMISOM Ay Ku Leeyihiin Deegaanka No.60 Waxaana Halkaasi Ka Dhashtay Qasaaro Kala Duwan.

Ururka Al Shabaab Ayaa Baraha Ay Wararkooda Ku Faafiyaan Waxaa Ay Ku Sheegeen In Weerarkaasi Ay Ku Dileen Askar Ka Tirsan Ciidamada Midowga Africa Ee AMISOM

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.