Al-Shabaab Oo Dil Toogasho Ka Fuliyay Deegaan Ka Mid Ah G/Baay

45 total views, 5 views today

Kooxda Alshabaab Ayaa Xukun Dil Ah Ku Fuliyay Nin Ay Ku Eedeeyeen In Uu Fal Kufsi Iyo Dil Ah Ugaystay Haweeneey Ka Mid Ah Dadka Deegaanka Iidaale Ee Gobolka Baay.

Ninka Ay Ayay Kooxda Shabaab Goob Fagaaraha Ah Ay Ku Toogteen Ayaa Lagu Magacaabi Jiray Aadan Ibraahim Aadan Wax Ay Sheegeen Al-Shabaab In Uu Haweeneyda Kufsaday Iyada Oo Iska Difaaceysa Uu Faas La Dhacay Sidaasna Ay Ku Geeriyootay .

Al-Shabaab Ayaa Marar Badan Ka Fulyay Deeganada Ay Gacanta Kuhayaan Falal Isugu Jira Dil Iyo Gacangoyn Iyagoo Meel Fagaaraha Dadka Isugukeenayay .