(Akhriso)Xubin ka tirsan Al-Shabaab oo lagu qabtay Muqdisho.

36 total views, 2 views today

War kooban oo lagu daabacay Twitter-ka Hay’ada Nabad Sugida Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in Ciidamada  Amniga, ay Ex-kontorool Afgooye ay ku qabteen xubin ka tirsan dagaalamayaasha Al-Shabaab.

Hay’ada NISA ayaa sheegtay Ninkan laga qabtay uu Al-Shabaab u qaabilsanaa Dhanaca qaraxyada.

Sidoo kale Hay’ada Nabad Sugida Soomaaliya ayaa waxaa sheegtay in qorshaha howlgalkooda uu yahay sidii ay ugu hortagi lahaayeen Qaraxyada ay Al-Shabaab ka fuliyeen Magaalada Muqdisho.

Halkan ka akhriso qoraalka Hay’ada NISA