
49 total views, 1 views today
Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha Hirshabeelle Ayaa Goordhow Ku Dhowaaqay Gole Wasiir Oo Ka Kooban 57 Xubnood.
Golaha Wasiirada Ayaa Waxa Ay Isugu Jiraan Qaar Hore Uga Tirsanaa Dowladii Cali Cabdulaahi Cosoble Iyo Kuwo Cusub. Golaha Wasiirada Ayaa Waxa Ay Ka Kooban Yhiin 20 Wasiir 20 Wasiir Ku Xigeen Iyo 17 Wasiiru Dowle.
Hoos Ka Akhriso Liiska Golaha Wasiirada:
Be the first to comment