Akhriso:-Wasiirka Amniga Jubbaland Oo Magacaabay Guddi Ka Kooban 5 Xubnood

17 total views, 2 views today

Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdirashiid Xassan Cabdi Nuur (Janan) ayaa soo saaray Degreeto Lagu Magaacabayo Gudi Farsamo Oo Soo Qiimeeya Darajo Bixinta Booliska Jubbaland.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Amniga ayaa waxa lagu Magacaabo Guddi ka kooban 5 Xubnood kuwaas oo lagas ugayo in ay soo qiimeeyaan habka darajasiinta Booliiska Maamulka Jubbaland.

Wareegtadaan oo ku taariikheysan Maanta oo ku beegan 8-da Maarso ayaa waxaa lagu sheegay in Guddigaan ay meesha ka saari doonaan baahida loo qabo daraja bixinta Ciidamada Booliiska Jubbaland.