Akhriso; Warsaxaafadeed uu ka soo saaray Guddiga Difaaca Golaha Shacabka Xaalada Degmada Beled Xaawo

22 total views, 2 views today

Guddigga difaaca Golaha Shacabka ayaa kulan ay yeesheen waxa ay ku cambaareyeen dhul boob la sheegay inay ka wadaan ciidamada Kenya degmada Beled Xaawo.

Warsaxaafadeed uu ka soo saaray Guddiga Difaaca Golaha Shacabka kulankiisa ayuu ugu baaqay dowlada federalka,maamul goboleedka iyo shacabka Soomaaliyeed inay meel uga soo wada jeesteen ciddii ku soo xadgudubta qaranimada iyo ciida Soomaaliyeed.

Halkan hoose ka aqriso War Saxaafadeedka uu soo saaray Guddiga Difaaca Golaha Shacabka;

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.